Magaalada Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayo ka hor taga xaalufinta Deegaanka

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii uu Guddoomiyaha mudug ee Dowlad Gobaleedka Mudug Cabdinaasir Cabdulaahi Cabdille uu soo saaray war qoraal ah isla markaana lagu mamnoocayo jarista dhirta xaaalufinta Deegaanka iyo kagancsiga dhuxusha xad dhaafka ee aadka looga isticmaalo Deegaanada mudugta.

ayaa waxaa kulan dag daga oo ay kaga arin sanayaan amarka Maamulka Odayaasha dhaqanka iyo maamulka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya