Bulshada Deegaanka Laako oo Puntland ka codsaday in la dhiso goobo Caafimaad.

0
122

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bulshadda Deegaanka Laako ee Gobolka Sanaag islamarkaana ah deegaan ay degyihin dad beeraley ah iyo kuwo kasoo barakacay xadka Soomaaliya iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo guud ahaan Dawlad Goboleedka Puntland ka codsaday in loo dhiso goob caafimaad
Waxana ay sheegen in Deegaankan ay ka jiraan baahiyo dhanka caafimaadla ah xarumaha lagula tacaalo hooyada & dhallaanka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa