Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaradda Waxbarashada XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray Maktabadan isagoona kor meer ku sameeyay qaybaha kala duwan ee xarunta.
Maktabadan oo ay soo kordhisay machadka Hana Akademi ayaa ah magtabada loogu talagay in loogu adeego bulshada si ay u kordhiyaan wax akhriska.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya