Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhirtu waxay ka mid tahay waxyaabaha muujiya bilicda Magaalooyinka maadamada dalkeena la xaalufiyay lana jaray dhir badan oo intooda badan dhuxul ahaan loo isticmalay ayaa hada waxaa Magaalada kismaayo kusoo badanaayo Xarumaha lagu kobciyo islamarkaana lagu xanaaneyo dhirta.
xarunta dhireeynta Iftin oo ah Xarun lagu kobciyo islamarkaana lagu xanaaneyo dhirta oo kadhisan Magaalada kismaayo ayaa isku dayeesa in ay daboosho baahida loo qabo dhirta waxaana ay abuurtay Xaruuntaan boqolal geed oo isugu jiro noocyo kala duwan iyadoo xarunta ay leedahay baraanjiyo.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya