Mid ka mid dhallinyarada Baladweyne oo abuurtay Xirfad uu noloshiisa ku maareeyo.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cismaan Jeesaw ibraahim oo kamid ah dhallinyarada wax kabarata jaamacadda Baladweyne ayaa la yimid xirfad uu ku dabiro nolosha qoyskiisa iyo mida waxbarashadiisa isaga oo ka shaqeeya foorno ku taallo Baladweyne.

Cismaan Jeesaw Ibraahimayaa gelinka hore foornada ku sameya rootiga , Buskudka, Xalwada , isaga oo gelinka dambana aada Waxbarashadiisa.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa warbixintan ku eegaya