Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dowlad Gobolledka Puntland Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahin oo la hadlayay Dhalinyarada ku nool Gardafuu ee Puntland ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay diyaar u yihin Hurumarin iyo tayayn ay ku samaynayaa Dhalinyarada Reer Gardafuu asagoona sheegay inay u dhisyaan Xarumaha u gaar ah Ururka dhalinayarada Gardafuu.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya