Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qarniyadi hore Soomaalida waxay lahayd nidaam dhaqan oo lagu xalin jiray khilaafaadka Gudiga xalinta khilaafaadka waxay kamid yihiin raadadkii dhaqan ee oday kasoo gaarka ahaa.
Qaar kamid ah Guddiga xalinta khilaafaadka Deegaanka Cabdalla Birolle ayaa sharaxay sida ay u qaadaan dacwadaha soo gaara.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya