Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Tababar u furtay qaar ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta ah.

0
81

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa 30 gabdhood oo ka kala tirsan Warbaahinta madaxa banaan iyo tan Dowlada Soomaaliya u qabatay tabar kor loogu qaadayay aqoonta suxufinimo iyo sidii ay bulshada ugu gudbin lahaayeen warar hufan

Tabarkan oo socon doono mudo saddex cishaa ayaa waxa y u jeedasiisu tahay in ay ka faa’iidaystaan gabdhaha ka howlgala warbaahinta dalka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya