Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xariga ka jaray Xaruunta Qaran ee keydka Daawada

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul wasaarah XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xariga ka jaraye xarunta qaran ee keydka Dawada iyo qalabka ee Wasaaradda caafimadka Soomaaliya taaso oo ujeedka loo hirgaliyay ay tahay hirgalinta qorshaha Wasaaradda caafimadka ee ah dajinta nidam adag oo lagu mareeyo sadka caafimaadka.

Xarunta Qarane ee keydka caafimadka oo ay dhismaheeda ka Wasaaradda caafimadka ka tageeren Hay’adda WFP ,Dowladaha Jarmalka iyo Japan ayaa ugu horayn waxaa munasibada lagu sharaxay marxaladihi dhismaheeda laga soo maray iyo shaqoyinka muhimka ah oo lagu qaban doono.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarmeysa