Xoolo dhaqatada Deegaanka Cabdalla Biroole oo sheegay in sanadkan aysan helin Roob ku filan

0
97

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku dhaqan Deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in sanadkan aysan helin roob ku filan taasi oo saameen ku yeelatay xoolahooda.

Qaar kamid ah dadka xoola dhaqatata ah iyo kuwa iska leh matoorada laga cabo ee Deegaanka Cabdalle Biroole ayaa sheegay in gu’gii la soo dhaafay uu aad u yaraa Roobka iyaga oo sido kale sheegay in dhulka uu leeyahay deegsin aad u fiican balse caqabadaha jirta ay tahay biyo yari.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya