Xafiiska isku duwidda xaquuqda Aadanaha ee Wasaaradda Haweenka XFS oo xarigga laga jaray.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha XFS Khadiijo Maxamed Diiriye iyo xoghaya joogtada ah ee Ra’iisul Wasaaraha Mudane Abuukar Aways ayaa xariga ka jaray Xafiiska isku duwidda xaquuqda Aadanaha ee Wasaaradda Haweenka XFS.

Ugu horayn waxaa madasha ka hadlay xoghaya joogtada ah ee Ra’iisul Wasaaraha  Abuukar Aways isagoona bogaadiyay daah furka Xafiiska isku duwidda xaquuqda Aadanaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya