Magaalada Muqdisho oo laga daah-furay tababar ku saabsan Caafimaadka Aas-aasiga ah ee indhaha.

0
61

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Human Appeal ayaa Magaalada Muqdisho ka daah furtay tababar heerkiisu sareeyo islamarkaana ku saabsan caafimaadka aas aasiga ah ee indhaha kaasi oo ay ka faa’iidesananyeen 30 ruux oo isagu jira dhaqaatiir iyo kalkaalayaal caafimaad si looga hortago indha la’aanta waxaana iska kaashanaya Hay’adda Human Appeal iyo Bankiga Hormarinta Islaamka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumada fadaralka Soomaliya ayaa iyaduna door ka qaadatay fududeenta qabashadiisa.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya