Masaajid cusub oo laga daahfuray Taliska Boliiska waaliyoow cade

0
154

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka wasaarada diinta iyo awqaafta xfs xildhibaan salax shariif sayid cali oo uu weheliyo taliyaha kuxigeenka qeybta guud ee gobolka banadir ayaa salaada jimcaha maanta ku oogay masaajidka raxmaan oo laga daahfuray taliska qeybta waaliyow cade.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya