Maamulku Degmada Cadaado oo amaro ka soosaaray jarista dhirta iyo ka ganacsiga dhuxusha.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si looga hortago xaalufinta dhirta iyo nabaad guurka Deegaanka oo muhiim u ah nolosha aadanaha ayaa Maamulka Degmada cadaado mamnuuc jarista iyo kaganacsiga dhuxusha waxuuna maamulka ku dhawaaqay in sida dadka amni darada kashaqeeya si lamida loola dagaalami doono dadka ku howlan xaalufinta Deegaanka.

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Degmada Cadaado Cabdixakiin Maxamed Cali -Shilin oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay go’aanka Maamulka ee dadka ka ganacsada dhuxusha wuxuuna Maamullada Deegaanada ugu baaqay in ay soo gudbiyaan cidii lagu helo falkaan islamarkaana ay sharciga horgayn doonaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya