Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Fartuun Aadan Axmed Waxaa ay ka mid tahay Gabdhaha wax ka waxbartay Jamacadaha ku yaala Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle waxa ayna Warbaahinta uga warbixisay doorka ay dhalinyarada ka qaadan Karaan Horumarka ganacsi ee Magaalada Jowhar Waxaa ay sido kale fartuun shegtay in ay qorshaha ugu jiraan in ay bulshada u sameyn donaan Hal abuuro ganacsi.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya