Mashaariic Horumarineed oo laga fuliyey deegaanka Janaale ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Janaale ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa laga fuliyay Mashaariic Horumarineed oo ay qeyb ka ahayeen xaruumaha Maamulka, Iskuulada, saldhiga iyo garoonka kubada ee Deegaankaas.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya