Maamulka Degmada Guriceel oo codsaday in laga tageero tayeenta Isbitaalka guud ee Degmada.

0
131

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha waaxda arimaha bulshada Degmada Guriceel Sayid Cali Cabdi Xirisi oo wareysi siiyey Warbaahinta ayaa sheegay in Isbitaalka guud ee Degmada Guriceel ay ka jirto baahiyo farabadan oo ah dhanka adeegyada caafimad ee Isbitaalku bixiyo.

Agaasime Sayid Cali ayaa bulshada Degmada Guriceel ugu baaqay iney u midoobaan sidii dib lugu tayeyn lahaay Isbitaalka Degmada oo looga kala yimaado Degmooyin iyo degaano katirsan gobolada Galgaduud Hiraan iyo Dowlad Degaanka Soomaalida.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya