Dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay xanuunada ku dhaca killiyaha.

0
163

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdullaahi Maxamed Muxumed oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoowlgala Isbitaalka Hilaal ee Baladweyne ayaa bulshada uga digay cudurada ku dhaca Kiliyaha.

Waxa uu bulshada ugu baaqay in ay lasocdaan xaaladooda caafimaad islamarkaana ay cabaan maalintii biyo badan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya