Shirka maareeyaasha garoomada dalka oo ka furmay Muqdisho.

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka furay Shirka Maareeyeyaasha Garoomada diyaaradaha dalka kaasi oo looga hadlayay isku xerka iyo xiriirka madaxda maareeyaasha garoomada diyaarahada ee gobolada dalka.

Waxaa ka qeybgalay shirka Maareeyeyaasha Garoomada diyaaradaha ee gobolada dalk iyo ku xigeenadooda.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya