Kulan Looga hadlayay Xaalada Bani’adanimo Gobalka Bakool oo Degmada Xudur lagu qabtey.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Xudur mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa xaruunta Degmada kulan kula qaatey Saraakiil ka socotey Hay’addaha kala duwan ee Samafalka ee ka shaqeeya Magaalada Xudur, kuwaas oo uu ka dhageystey warbixin ku saabsan adeegyada bani’aadanimo ee gargaarka ah ay ka wadaan Deegaanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya