Warbixin:-Muhiimad noce ah ayay Waxbarashada u leedahay bulshada.

0
187

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa aas aaska Horumarka Bulsho kasta marka ay dadku wax bartaan waxay si mug leh uga qeyb qaadan karaan Horumarinta Qoysaskooda iyo bulshadooda dhinacyo kala duwan.

Qaar kamid ah dhalinyarada wax baratay ee ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa sharaxaad ka bixiyay ahmiyada ay waxbarashadu u leedahay Bulshada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya