Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tan iyo dhismihii golaha dhalinyarada degmada Kismaayo waxaa ay sameeyeen qorshayaal badan oo lagu hormarinaayo Dhalinyarada magaalada iyo deegaanada hoos yimaada.
Abaadir Cabdiraxmaan Beeshi Gudoomiyaha golaha dhalinyarada degmada Kismaayo ayaa sharaxaad ka bixiyay sida ay ugu guleysteen isku xirka dhalinyarada deegaanka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya