Barakacayaasha Kismaayo oo codsaday in kaga caawiyo adeegyada asaasiga u ah Nolosha.

0
117
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo waxaa ku yaalo kaamam badan oo ay ku nool yihiin masaakiin iyo Barakacayaal ay saameysay abaartii guud ahaan ku dhufatay dalka, waxayna kasoo barakaceen Deegaanada ku teedhsan Magaalada Kismaayo.
Kaamka Buu’aale wuxuu kamid yahay kaamamka ku yaalo Magaalada waxaana Ku nool dad tabardaran oo ubaahan in laga caawiyo iney helaan goobo caafimaad iyo xarumo Waxbarasho oo lacag la’aan ah, maadaama aysan awoodin qarashaadka ku baxaya caafimaadka iyo Waxbarashada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa