Xarun caafimaad oo laga daah furay Degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

0
156

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Degmaa Hodan ee gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay munaasabadan oo lagu daahfuray xarun caafimaad oo qaabilsan cudurada guud iyo qaliimada taasi oo ay hergeliyeen Dhaqaatiir Soomaaliyeed.

Daahfurka xaruntan caafimaad waxaa ka qeybgalay Dhaqaatiir , waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya