Mashruuc deeq waxbarasho ah oo bilaash ah oo laga daah furay Muqdisho.

0
107

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha XFS ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku qabatay shir lagu daah-furayay deeq waxbarasho oo heerka labaad ee jaamacadda oo si bilaash ah wax lagu bari doono arday soomaaliyeed .

Kulanka daahfurka deeqda wax barasho waxaa ka qeyb galay masuuliyiin kakala socotay wasaarada waxbarashada jaamacada umada soomaaliyeed iyo aradadii ku guuleysatay deeqda waxbarasho.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya