Dhallinyaro nolol maalmeedka qoyskooda ka mareeya kalluunka laga soo jilaabto webiga shabeelle ee Baladweyne

0
141

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Hilibka kalluunka nocyadiisa Kala duwan.

Dhallinyaradan ayaa iibiya hilibka kalluunka qaybihiisa kala duwan kaasi oo laga soo jilaabo Wabiga ee dhaxmara bartamaha Magaalada Baladweyne iyo Deegannada hoos taga.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa fah-faahinaya