Xulka Kubadda Cagta Jubbaland oo u Diyaar garoobya tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada Dalka.

0
161
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xulka Kubadda Cagta Ee Jubbaland ayaa Ku Jira Diyaar garowgii Ugu Dambeeyay waxaana tababar si maalinle ah ugu qaataan garoonka kubadda cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo.
ciyaartoyda xulka ayaa laga soo kala xulay kooxaha kala duwan ee ka dhisan deegaanada Jubbaland waana ciyaartoyda la is dhihi karo waxay keeni karaan guulo maadaama laga soo xulay ciyaatoy badan oo ka ciyaara heerarka kala duwan ee Jubbaland.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya