Haweeney ku xoolo beeshay abaartii ku dhufatay Gobolka Hiiraan oo ganacsi yar ka furatay Baladweyne.

0
121

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Faadumo Abshir Dhoore oo kamid ah haweenka Degan kaamka Doonguduud ee Magaalada Baladweyne islamarkana abaarta ka jirtay gobolka uga soo hayaantay Deegaanka Bukure ee gobolka Hiiraan ayaa kaamka ay degan tahay ka dhax furatay ganacsi yar oo ay ku mareyso nolol maalmeedka qoyskeeda.

Ganacsigan yar ayay ka mareysa nolol maalmeedka 10 caruur ah oo iyada ay dhashay iyadoo sido kale ka bixisa waxbarashada iyo caafimaadkooda.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya