Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u qaadida nadaafada iyo bilic soo celinta Deegaanka ayaa muhiim u ah Bulshaada si looga hortago xanuunada ka dhasha nadaafada Daradda.
Waxaana lagama marmaan ah in bulsho kasto oo meel kuwada nool ay ahmiyada gooni ah siiyaan nadaafada Deegankooda si ay u wanaagsanaato bilicda Deegaanka.
Dhalinyarada ayaa kaalin muhiim ah ka qaadan karta kor u qaadida Nadaafada hadii ay isku geeyaan cududooda una istaagaanin kor u qaadista Bilicda Deegaanka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa