Dhalinyarada Kismaayo oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan bilic soo celinta Deegaanka

0
120
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ayaa ah laf dhabarta bulshada Soomaaliyeed, waxaana looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan bilic soo celinta Deegaanka,Arimaha amniga, Hormarinta Deegaanka, iyo dib u soo celinta Nabadda.
Hadaba qaar ka mid ah dadka aqoonyahanka ee kucnool magaalada kismaayo ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan bilic soo celinta.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya