Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Soomaliland iyo Maamulka Gobolka Togdheer ayaa duleedka Magaalada Burco ka daah-furay dhul daaqsimeed loogu tala galay xoolaha taasi oo ay maamusho Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Gobolka Togdheer.
Dhul daaqsimeedkan ayaa lagu wareejiyay darbi silig ah si xoolaha gobolkaasi loo daajiyo xiliyada abaaraha ay dhacaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa