Shir looga hadlayay Horumarinta Madarsooyinka danyarta wax lagu baro oo Muqdisho ka dhacay.

0
158

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Heshiiskan ay wada gaareen Culimada Soomaaliyeed iyo Markasu Dacwul Islaami oo ka dhisan dalka Pakistan ayaa waxaa ay heshiisa ku wada gaareen Magaalada Muqdisho waxaana heshiiska dhigaya sidii loo dhisi lahaa Masaajido Jaamacado,Madarasooyin wax lagu baro Carruurta Agoonta, danyarta iyo sidii kaalin wanaagsan looga qaadan lahaa Arimaha Taakuleyn Bulshada Soomaaliyeed kuwooda daruufeysan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa