Ururka Naafada Jubbaland oo codsaday in Laga qeyb galiyo Shaqooyinka Dowladda.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shugri Saciid Axmed Guddoomiyaha Ururka Naafada  Jubbaland oo La hadashay Warbaahinta ayaa Shegtay in Dadka Nafada ah loo Bahan yahay in Laga Qeyb galiyo Shaqooyinka Dowlada ay bixiso islamarkaana ay dadka Naafada ay ku jiraan dad Aqoon Leh, Kuwaas oo gali Karo Imtixanaadka Dowladda ay qaado e lagu codsado xafiisyada shaqada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya