Haween ku nool Dhoobley oo nolosha reerkooda ka maareeya dhaqista dharka.

0
141

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duruufaha ku xeeran nolosha reerkooda ayaa haweenkan ku kaliftay inay haween asaagoood oo kale ah dharka u dhaqan islamarkana guryaha uga shaqeeyaan iyadoo lacagaha ay ka helan ay ku mareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda.

Si ay nolosha qoyskooda u mareyaan ayaa waxay maalin kasto uu shaqo tagan xaafadaha Magalada Dhoobley iyagoo markaasi raadinaya cid ay shaqo u qabtaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa