Haween ku nool Baladweyne oo Abuurtay fursado ganacsi oo ay noloshooda ku maareeyaan.

0
192

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyo Madiin cabdow oo ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku dhiiratay mareynta nolol maalmeedka qoyskeeda oo ah qoys baahida gaarka ah qabo.

Maaamadan ayaa kaamka doon gaduud ee magalada Baladweyn ku dhax iibiso dhuxul si ay nolosha reerkoda ay ugu mareyso wax yabaha ay ka hesho.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya