Dhalinyarada Jowhar oo ka hadlay faa’idada baraha bulshada ee dhanka Waxbarashada.

0
141

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sii kordheeysay waxbarashada lagu barnaayo Aalada dhigitalka oo keenay horumar badan ,dad badan oo aan heysan ama danta u saamixiweysay dhaqaalaha lagu dhigto goobaha waxbarashada ayaa hadda ka faa,iideystay inay qaataan koorsooyin ay ku hormarinayaan xirfadahaooda waxbarasho.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah faahinaya