Warbixin:-Farqi nooce ah ayaa u dhaxeeya Shaaha lagu kariyo Dhuxusha iyo midka lagu kariyo Makiinada

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dalkeena Soomaaliya ayaa kamid ah Dalalka sida weyn looga cabo Shaaha kaasi oo ganacsi ay nolol maal-meedkooda ka soo saartaan u noqday muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed sido kale Shaaha ayaa kamid ah waxyabaha ay sida maalin laha u isticmaalaan bulshadu iyadoo aad arki karto xiliyada aad tagto Goobaha lagu kariyo Shaaha oo si weyn u camiran.

Taasi oo jirta ayaa wayadii danbe waxaa soo badanayay Shaaha lagu kariyo Makiinada oo la sheego in ka waqti yar yahay dhanka karinta midka lagu kariyo Dhuxusha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya