Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soomaaliya ayaa leh dhul beereed aad u ballaaran, haddana waxaa la sheegayaa inay aad u yaryahay dalaga kasoo go’ beeraha dalka.
Bulshada ku nool Dowlad Goboleedka Jubbland waxaa ay qaarkooda ku tiirsan yihiin Tabcashada Beeraha si wax soo saarkooda ay sare ugu qadaan.
Wasiirka wasaarada beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka jubaland ayaa bulshada reer jubbaland ugu baaqay inay wax ka soo saartaan dhulkooda.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya