Iskuulka Baladweyne oo fursado waxbarasho siiyay in ka badan 80 arday.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 80 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay Iskuulka baladweyne oo ku yalo xafda bundweyn ee Magaalada Baladweyne

Ardayda helay fursadaha waxbarsho ee Iskuulka Baladweyne ayaa ahaa kuwa aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya