Dusgi Hoose dhaxe oo laga dhagax dhigay Deegaanka Geeshaye ee Soomaliland.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Saraar Bokor Shide Cali ayaa Deegaanka Geesahaye ka dhagax-dhigay Dugsi hoose dhexe oo aay si isxilqaan ah ku dhisayaan Dhallinyaro ka soo Jeeda Deegaankaasi.

Waxa ka qeyb kalay dhagax dhiga xilibaano katirsan golaha Deegaanka Degmada Ceynaba Odoyaasha Deegaanka Geesahaye Haween iyo Dhalinyaro.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya