Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa Magaalada Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamuud oo ay wehliyeen Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Bakool, Agaasime-yaasha Howlaha Guud iyo Qorsheynta ee Koonfur Galbeed ayaa ka qeybgaley munnaasabad lagu daahfuraayey dhismaha Wadooyinka Magaalada, sidoo kalena Bulshada Xudur lagula wadaagaayey qaab-dhismeedka Wadooyinka & faa’iidada ay Bulshadu u leedahay.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya