Maamulka Madarada Al-rayaan ee Kismaayo oo kawarbixiyay Madarasada qaybaha ay ka kooban tahay.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulaha Madarasada Al-rayaan Cali Xaashi Maxamad ayaa ugu horayn kawarbixiyayay madarasada iyo qaybaha ay ka koobanntahay
maahulaha ayaa markale sharaxaya xiriirka madarasada iyo walidiinta ka dhexeeya waxa uuna sheegay in waalidiina la`antood aynaba madarasadu shaqayn lahayn.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya