Warbixin:-Door nooce ah ayay ka qaadan kartaa Horumarinta Nabadda kobaca dhaqalaaha ee Degmada

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Horumarinta ama kobcinta dhaqaalaha dal kasta ayaa ah waa waxyaabaha ku lug leh kor u qaadista nolasha insaanka Xiriirka udhaxeeya dhaqaalaha, ganacsiga iyo nabada hadii uu noqdo mid wanagsan waxaa uu horseedi karaa Horumar iyo kaabayaasha dhaqaalaha oo meel wanaagsan gaara.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa