Arday dhammeystay heerka koobaad ee jaamacada oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo ay ku qalinjibinayeen dufcadii 7-aad ee jaamacada forontiyeer ee magalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa lagu qabtay hoolka tiyaatarka qaranka ee magaalada muqdisho.

Munaasabadan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowlada soomaaliya waalidiin bahda waxbarashada gobolka banaadir iyo marti Sharaf kale oo lagu casuumay munaasabada.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya