Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay waxyaabaha kordhiya aragga qofka.

0
90

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caafimaadka indhuhu waa muhiim waxaana loo baahan yahay in qofku ku dadaalo ilaalinta iyo daryeelka indhihiisa wakhti dunidu la tacaalayso dhibaatada caafimaad ee indhaha oo ay sabab u tahay aaladaha la daawado ee indhaha dhibka ku haya.

Digtoor Aadn Cusmaan oo kamid ah Dhaqaatiirta ku nool magaalada dhoobley ayaa kawarbixiyay waxyaabaha kordhiya aragga qofka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya