Naafada Qaranka oo Xukuumadda ka codsatay in la da-dejiyo ansixinta Hindise Sharciyeedka Naafada.

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay`adda awood siinta Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa kulan ku qabatay magaalada muqdisho, iyagoona golaha Wasiirada Soomaaliya ka cosdsaday in la da-dejiyo ansixinta hindise sharciyeedka naafada qaranka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya