Dhismaha cusub ee Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland oo laga dhagaxdhigay Kismaayo.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladd Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayd Aadan oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Ahmed Moallim Fiqi ayaa si wada jir ah magaalada Kismaayo uga dhagax Dhigay Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jubbaland.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiiro katirsan maamulka Jubbaland iyo xildhibaano dowlada fadaraalka ah.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Ahmed Moallim Fiqi ayaa ka warramya dhagaxdhigan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya