Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaran kaas oo ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasaaradaha Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Hay’addaha heer Federaal oo ay shaqadoodu la xiriirto arrimaha Xasilinta iyo saaxibada caalamiga ee Soomaaliya ka taageera Arrimaha Xasilinta.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa