Xuska maalinta Qaxootiga Adduunka oo maanta dunida looga dabal degayo.

0
92

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sannad kasta 20-ka Juun, dunidu waxay u dabbaaldegtaa maalinta qaxootiga adduunka, oo ah maalinta caalamiga ah ee la xurmeeyo dadka lagu qasbay inay qaxaan guryahooda, magaalooyinkooda iyo dalkooda taas oo ay Qaramadda Midoobay u asteeysay maalin calami ah markii ugu horeysay 2001 bishii June.

Qaar kamid ah qoysaska baracayaasha ee ku nool dagmada dhoobley ayaan ka wareysanay sida ay u arkaan maalinta loo asteeyay qaxootiga aduunka iyo baahiyaha ay haatan qabaan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya