Ardayda Ku biiraya Jaamacadaha sanadkaan oo loogu baaqay in ay doortaan Kuliyadaha ay ku wanaagsan yihiin.

0
109

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata gudaha dalka iyo Dibada ayaa mararka qaar doorto kuliyado ay ku wanaagsaneyn taaso ugu danbeyn sababta in uu ardayga isaga haro heerka Jaamacadda.

Qaar ka mid ah Gabdhaha ka baxay Jaamacadaha ku yaal Magaalada ksimaayo ayaa  ardayda ku biiraya sanadkaan Jaamacada ugu baaqay in ay ku biiraan Taqaqusaad ay kuwanaagsan yihiin si ay heer wanaagsan ooga garaan wax barashadooda heerka koobaad ee Jaamacada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya